BOGGA CUSUB EE URURKA

BOGGA CUSUB EE URURKA

Waxaa dib loo casriyeeyey bogga ururka. Waxaad ka heli doontaa xog iyo warbixinno ku saabsan ururka.

Bogga wuxuu ka koobanyahay:

  • Ururka – ujeedooynikiisa iyo waxqabadkiisa
  • Bogga Aktuellt waxaad kala socon doontaa waxqabadka ururka
  • Bogga Mashaariicda – waxaad ka helaysaa warbixinta mashaariicda kala duwan ee ururku fulinayo ama fuliyey
  • Bogga Wararka – waxaaan kugu talagalnay dadka Soomaaliga ku hadla
  • Bogga Bli Medlem – waxaad ku jira foom aad ku codsan karto xubinnimo
  • Bogga Kontakt oss – wuxuu kuu fududeynayaa inaad ururka lasoo xiriir
By |2018-12-08T13:59:42+00:00December 8th, 2018|Wararka|